SAWIRRO: Ciidanka Ruushka & maleeshiyaadka Mali oo lagu laayay gobolka Mopti.
Jamaacada Nusratul Islaam Wal-muslimiin ee ka dagaallanta saaxilka iyo saxaraha Afrika ayaa weerar culus oo ay ka fulisay dalka Mali khasaare culus ku gaarsiisay ciidamo huwan ah oo isugu jira murtazqada Ruushka iyo sidoo kale maleeshiyaad taabacsan ciidanka Mali.
